Ereyga Maanta: joohaar-bibiish
dhugo1. Wax fiirin. 2. Wax nishaabid.
dhugtamidld dhaqtamid.
dhugtan1ld dhaqtan¹.
dhugtan2ld dhaqtan².
dhuguc11. Miro aad u bislaaday; dhuubaan. 2. ld dhugucid.
dhuguc2Miro aad u bislaasho.
dhugufQof gaaban oo murqo kuuskuusan leh.
dhugufsanQof dhuguf ah ahaansho.
dhugufsanaaneeg dhugufsan. ld dhugufsanaansho.
dhugufsanaanshold dhugufsanaan.
dhuhdhuhlaynld dhuxdhuxlayn.
dhuhdhuhleld dhuxdhuxle.
dhuhdhuhleeld dhuxdhuxlee.
dhukaamideeg dhukaan².
dhukaan1Cudur ur qurmoon leh geela ku dhaca, neefka daaqa u diida oo uu la caatoobo.
dhukaan2Dhukaan qaadid (geel).
dhukanWax dhego yaryar ahaansho (nafley).
dhukanaaneeg dhukan. ld dhukanaansho.
dhukanaanshold dhukanaan.
dhukayDhegdheg madow-xigeen ah oo dhegta gudaheeda sare qanjirradu ku dhaliyaan.
dhukayashoeeg dhukayo.
dhukayoDhukay iska bixin.
dhukuboQiimaha iyo anfaca.
dhul1. Meeraha dadku dushiisa ku nool yahay. 2. Barri. 3. Dal.
dhul-aasid(jool) Dariiqadda uu webigu ku dhigo ama ku fuulo meelaha godgodan waxyaabaha adag ee uu sido.
dhul-abaahiCudur awrta ku dhaca oo caarka ka soo rida.
dhul-duniyeed(c.fal.) Midka shanaad sagaalka meere qorraxeed marka la fiirsho xagga baaxadda ama weynaanta, isla markaas waa midka saddexaad marka la fiirsho ka fogaanta qorraxda. Oogada dhulka ee adag ee xagga usha ah waxaa loo yaqaan litosfeer, waxaana qayb weyn oo ka mid ah daboola biyoolayda dhulka, waxaana ku gedfan neefo loo yaqaan gibilka.
dhul-madaxeed yar(juqr.) Qar ka soo dul baxsan badda.
dhul-rif(jool.) Lisanka dhulka ku dhaca ee ka dhasha dabaylaha, biyaha socda, mase barafka iyaga oo qaadaya waxyaalihii dhulka ka rifmay sida ciidda iyo dhagxaanta.
dhulballaarsadld dhulballaarsi.
<< < 152 153 154 155 156 157 158 159 160 161 162 > >>