Ereyga Maanta: xilqaan
distild digsi.
distuur(siyaa.) Nidaam dawladeed oo leh sharci, iyo aasaas oo la rabo in lagu maamulo dawlad.
dixTogga intiisa biyuhu maraan oo ciidda jilicsan.
dixadld dixasho.
dixashoeeg dixo. ld dixad.
dixi(bot.) Cawska xooluhu daaqaan kuwa ugu nafaqa badan mid ka mid ah, jilicsan oo meelaha biyo-qabatinka leh ka baxa. ld duxi¹.
dixiriDulin xamaarta, noocyo badan, lafo iyo lugo lahayn oo oogadiisna xibnoxibno u qaybsantahay. ld dirxi, dixri, tirxi, tixiri, tixri.
dixo1. Ciidda ka dusid (biyo ama hoore kale). 2. Biyo qulqulid. 3. U d.: cid u naxariisasho.
dixrild dixiri.
diyaadld digaag.
diyaafadMartiqaad weyn oo dad badani ka qaybgalaan oo cunta badan lagu cuno. ld dayaafad.
diyaafadiMartiqaad weyn bixin. ld dayaafadi.
diyaafadineeg diyaafadi. ld dayaafadin.
diyaajld digaag.
diyaaleetikoXeeladda fekerka iyo ra'yi isdhaafsiga. ld diyaalegtiko.
diyaalegtikold diyaaleektiko.
diyaamidld dayaamid.
diyaan1ld dayaan¹.
diyaan2ld dayaan².
diyaarD. ah: wax u darban in ay wax qabtaan ama lagu qabto.
diyaaradld dayuurad.
diyaargarayneeg diyaargaree.
diyaargaraysashoeeg diyaargarayso.
diyaargaraysoWax diyaarsasho.
diyaargareeWax diyaar ka dhigid.
diyaargaroobideeg diyaargarow². ld diyaargarow¹ (2).
diyaargarow11. Isdiyaarinta qof isu diyaariyo wax uu rabo inuu qabto ama ku soo fool leh. 2. ld diyaargaroobid.
diyaargarow2U d.: wax diyaar u ah inuu wax qabto noqosho (qof).
diyaariWax diyaar ka dhigid.
diyaarineeg diyaari.
<< < 181 182 183 184 185 186 187 188 189 190 191 > >>