dooloCaws dhaadheer, rarada laga sameeyo oo geed gaabyada ka hoos baxa.
doolsheMacmacaan ka sameysan bur, ukun, caano, sonkor iwm. ld doorshe.
doomaar1. Naq cayada la bah ah oo degellada ka baxa. 2. Cayo.
doomayneeg doomee.
doombirGeedsaar buruq weyn oo la cuno leh.
doomeeDhul la falay doomo ka soo bixid.
doomideeg doon². ld doonis.
doomoNagaarka ka soo hoos baxa dalagga la beero.
doonGaadiid badeed shiraac leh oo markabka ka yar bedenkana ka weyn; xaryan. ld doonni.
doon11. Xoolo tabar yar oo aan aroor dheer geli karin. 2. Meel dhulka inyar ka yara kacsan. 3. Ciidda iyo dhoobaha ceelasha dhaadheer hoostooda laga soo saro.
doon21. (f.g) Ceel dhoobo ka soo saarasho. 2. (f.mg) Xoolo iwm caatoobid.
doon31. Wax rabid. 2. Wax raadin. 3. Gabadh guur laga doonayo reerkooda weydiisasho.
doonashoeeg doono.
doondoon11. Raadinta wax aan la hayn ama lumay oo hadba meel laga dayo. 2. ld doondoonid.
doondoon2Wax aan la hayn ama lumay hadba meel ka dayid.
doondoonideeg doondoon². ld doondoon¹ (2).
Dooneyso1. Wax rabid. 2. Wax raadin.
doonfaarld doofaar.
doonfaaradld doofaarad.
doonge1. D. ah: qof caqli yar. 2. D. ah: dheri weyn cuntada lagu karsado.
doonideeg doon³. ld doonis.
doonisld doomid. doonid.
doonnanWax nin la siiyey ahaansho (gabar).
doonnanaaneeg doonnan. ld doonnaanansho.
doonnanaanshold doonnanaan.
doonnild doon.
doonoWax raadsasho (nafley).
doonyeysadld doonyeysasho.
doonyeysanQof maro doonyeystay ahaansho.
doonyeysashoeeg doonyeyso. ld doonyeysi, doonyeysad.
<< < 186 187 188 189 190 191 192 193 194 195 196 > >>