Ereyga Maanta: shugriyid
dubburyold dibbiro.
dubburyoold dibbiryoo.
dubburyoodld dibbiryood.
dubdhacsi(c.nafl.) Isbedelka degdegga ah ee caydiga laga tegayo loona gudbayo qaangaadh, kaas oo ka dhaca meerta nololeedka lafdhabarla'fara badan iyo berribiyood, tusaale: buuley ilaa cayayaan qaangaadh ah.
dubdhexaad(c.nafl.) Lakab jinsi oo u dhexeeya dub duleedka iyo dub gudeedka, waxaana uu soo saaraa nudo isku-xidhayaal dhiiqa, muruqyada iwm.
dubduleed1. (c.nafl.) Lakab jinsiyeedka dusha ee uurjifka, kaasi oo u kora timo, ganjidho kala duwan iwm. 2. (baay.) Lakabkaugu sareeyo ee unugyada gasturulaha, kaas oo isku beddeli doona dubka sare ee maqaarka iyo habdhiska dareenwadka ee qaangaadhka.
dubeXeero qaab qabaal leh oo marka raran lagu shubo, miraha qaarkood lagu dubo sida digirta, meseggada iwm; qaloondub. ld dubaale.
dubeerAwr raray ahaa oo gaboobay.
dubideeg dub².
dubladld dublo.
dubloQalab yar oo leh af ballaaran oo wareegsan iyo dabo dhuuban oo dhuun leh oo weelasha afka dhuubanhooraha lagula shubo. ld diblad, diblo, dublad.
dubmideeg duban¹.
dubnaaneeg duban². ld dubnaansho.
dubnaanshold dubnaan.
dubnadDhagax yar yar oo qaab sanduuqeed leh oo tirooyin kala duwan oo dhibco ahi ku samaysanyihiin oo dadku ku dheelo. ld dumnad.
dubnax1Naxariis; jixinjix.
dubnax2U d.: cid dhibaato haysato uga jixinjixid.
dubnixideeg dubnax².
duboCunto raran ku bislaysasho.
dubudhacld dibdhac1.
dubuqCod lagu muujiyo wax biyo lagu dhaxriday. ld dumbulukh, dumbuluq.
ducaqabeQof ducaysan.
ducashold docosho.
duceeEebbe khayr ka dalbid.
duceyneeg ducee.
duceysadld duceysasho.
duceysanQof duco ku dhacday ahaansho.
duceysashoeeg duceyso. ld duceysad, duceysi.
duceysild duceysasho.
duceysnaaneeg duceysan. ld du-ceysnaansho.
<< < 192 193 194 195 196 197 198 199 200 201 202 > >>