Dubnad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dhagax yar yar oo qaab sanduuqeed leh oo tirooyin kala duwan oo dhibco ahi ku samaysanyihiin oo dadku ku dheelo. ld dumnad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dubnad

yeeg-bibiish | yeeg-bicaddaan | yeeg-bidooh | yeeg-bijoohaar | yeeg-bisaliim | yeeg-bishiish | banji-bicaddaan | banji-bidooh | banji-bijoohaar | banji-bishiish |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg