Ereyga Maanta: dharabsad
durjisashold durugsasho.
durjisild durugsasho.
durjisnaanld durugsanaan.
durjisnaanshold durugsanaan.
durjisold durugso.
durki1. Wax meel yiil sikin. 2. Wax fogeyn. ld durgi, durji, durqi.
durkideeg durug. ld durjid, durqid, durqis².
durkineeg durki. ld durgin, durgis, durjin, durjis, durkis, durqin, du
durkisld durkin.
durmadld dummad.
durqild durki.
durqidld durkid.
durqinld durkin.
durqis1ld durkin.
durqis2ld durkid.
durqunHadal xaniif iyo gardarro leh oo la is dhaafsado.
durraamadld durraamasho.
durraamashoeeg durraamo. ld durraamad.
durraamo1D. ah: neef in lagu allebaryo loogu talaggalay.
durraamo21. (f.g) Ilaah baryid. 2. (f.g/lg) Ka d./d.: wax weyddiisasho saraadii ku jirto; yu'asho; dhaawasho.
durrinDhul bannaan oo degaanka ku wanaagsan. ld derrin.
durriyadDad aabbe keliya ka soo wada farcamay.
durrujeNooc quraca waaweyn ka mid ah.
durruq1D. ah: neef, cudur iyo da'la tabar darreeyey.
durruq2Neef, cudur iyo da'awgeed la tabar darreyn.
durruqaan1. Ci'da dameeraha. 2. Hadal edebdarro ku jirto oo qof aan xishoonayni ku hadlo.
durruqideeg durruq².
durruqsadld durruqsasho.
durruqsashoeeg durruqso. ld durruq- sad.
durruqsoSi itaal yari iyo jirro ka muuqato u socosho.
<< < 206 207 208 209 210 211 212 213 214 215 216 > >>