karfan2 ld kafan². karfanid ld kafnid.
karhasho eeg karho.
karhid eeg karah.
karho Wax niyadda ka necbeysasho.
kari 1. Dab iyo biyo wax ku bislayn. 2. Biyaha iwm aad u kululeyn.
karid eeg kar³.
kariim 1. (dii.) Macagyada Eebbe mid ka mid ah; Kariin. 2. Qof deeqsi ah.
kariin ld kariim.
kariinad Silsilad.
karin1 1. Raadka, raridda badani u yeesho awrta baarkeeda. 2. Xiriirka buuraha duudkooda sare, meel inta kale ka gaaban. 3. (-rmo/-imo, m.l) Cad wax lagu karo; karmo. 4. Xerada xoolaha oodda lagu oodo barkeeda sare meel ka bannaan. karin2 eeg kari. ld karis. karinbillayn eeg karinbillee.
karinbillaysad ld karinbillaysasho.
karinbillaysan Wax si karinbillo ah loo tolay ahaansho (maro).
karinbillaysasho eeg karinbillayso. ld karinbillaysad, karinbillaysi.
karinbillaysi ld karinbillaysasho.
karinbillaysnaan eeg karinbillaysan. ld karinbillaysnaansho.
karinbillaysnaansho ld karinbillays-naan.
karinbillayso Maro si karinbillo ah u tolasho.
karinbille ld karinbillo.
karinbillee Si karinbillo ah u tolid (maro).
karinbillo Habka dhar tooxiisu gaabtay loo tolo oo dhar kale loogu kabo. ld karinbille.
karingaabad Buuraha is-haysta duud-kooda kore oo siman, meel inta kale ka gaaban.
karis ld karin.
kariwaa Qof madax adag oo aan wax laga dhaadhicin karin.
karjinooma (daaw.) Kansar walba oo ka dhasha sooha ebiteliyamka oo saameeya maqaarka iyo uurkujirtada.
karkaar Qoryaha ceelka afkiisa la saaro ee marka ceelka wadaanta laga soo saarayo dawliska lagu dul jiido; makaab.
karkabad ld karkabo.
karkabadayn ld karkabayn.
page : 27 of 73
<< < 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 > >>