Ereyga Maanta: tuux
dagaggooyn eeg dagaggoo. ld dagaggoys (3).
dagaggooys 1. D. ah: ari dago ku waajibtay. 2. D. ah: neef dago ahaan loo bixiyey. 3. ld dagaggoyn.
dagan (1) 1. Wax aan foojignayn noqosho (nafley). 2. Wax dayacan noqosho (alaab, xoolo iwm).
dagan (2) 1. Wax aan foojignayn ahaansho (nafley). 2. Wax dayacan ahaansho (alaab, xoolo iwm).
daganduug (1) ld daganduugid.
daganduug (2) 1. Wax qarin. 2. Wax baabi'in.
daganduugid eeg daganduug². ld daganduug¹.
dagarasoon ld daqarasoon.
dagasho eeg dago².
dagati Wax dayacan.
dagid eeg dag. ld dagniin.
dagiigaxasho ld digiigixasho.
dagiigix ld digiigix.
dagiigoxo ld digiigoxo.
dagmid eeg dagan¹.
dagnaan eeg dagan². ld dagnaansho.
dagnaansho ld dagnaan.
dagniin ld dagid.
dago (1) 1. Bilaha dayaxa ee muslinka tirsado tan ugu horreysa. 2. Sadaqo sharciga Islaamku ku waajibiyey hantida qofka muslim ah sannadkiiba mar. 3. D. ah: neef ari ah oo sadaqadaas loo bixiyo.
dago (2) 1. U d.: wax, cid u dayacmid. 2. Ku d.: ku dagmid, ku khatalmid; sigasho; baylahoobid.
daguug 1. Ceel, god iwm aasid. 2. Wax baabbi'in.
daguugan Wax la daguugay noqosho.
daguugid eeg daguug.
daguugmid eeg daguugan.
dah 1. (f.g) Wax awdid. 2. (f.mg) Dhalasho.
dahaar (1) Dhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax dusha uga dhegsan.
dahaar (2) Dhawraarin maqaar; maro, warqad adag iwm ka samaysan, wax dusha uga dhejin.
dahaaran Wax la dahaaray ahaansho.
dahaarid eeg dahaar².
dahaarnaan eeg dahaaran. ld dahaar-naansho.
<< < 26 27 28 29 30 31 32 33 34 35 36 > >>