dalaafsanaaneeg dalaafsan. ld dalaafsanaansho.
dalaafsanaanshold dalaafsanaan.
dalaandal1(daaw.) Sarsaridda meel oogada ka mid ah oo dhiig ku guntamay la sarsaro iyadoo dhiigga toobin looga soo nuugayo.
dalaandal2(daaw.) Meel oogada ka mid ah oo dhiig ku guntamay, si toobin dhiigga looga soo nuugo sarsarid.
dalaandalanQof la dalaandalay ahaansho.
dalaandalideeg dalaandal².
dalaandalnaaneeg dalaandalan. ld dalaandalnaansho.
dalaandalnaanshold dalaandalnaan.
dalaaq1ld dalaaqid.
dalaaq2Erey lagu dhawaaqo marka qof dumar ah la furaayo. ld dalaaqo, dalqad.
dalaaq3Naag dalqaddeeda siin.
dalaaqideeg dalaaq³. ld dalaaq¹.
dalaaqold dalaaq².
dalaaw1Darxumo awgeed oo qof dalkiisa uga haajiro. ld dalaw¹ (2).
dalaaw2Qof, darxumo awgeed dalkiisa uga haajirid. ld dalaw².
dalab1Codsi ballanqaad leh oo cid wax lagu weyddiisto.
dalab2Qallooc yar oo lugaha gala oo labada law isu soo dhawaadaan.
dalab3Codsi ballanqaad leh oo wax lagu weyddiisanayo sameyn.
dalableQof hal lug dalab ku leh.
dalagMiraha la beerto ee la cuno.
dalag geddisHabka beerashada oo ku salaysan in dalagyo kala duwan lagu beero dhul isku mid ah, si gaar ah oo isku xigta.
dalaggeddiBeer, dalaggii hore ee ku beernaa mid ka duwan ku beerid.
dalaggeddineeg dalaggeddi. ld dalaggeddis.
dalaggeddisld dalaggeddin.
dalagleNin beerrey ah.
dalalacoD. ah: rati aan lugaha xarig uga xirnayn.
dalalka horumarayWaddamadda horumarka ka sameeya dhinacyada warshadaha, beeraha, farsamada iyo teknooljiyada, waxbarashada, dhaqaalaha, iyo heerka nolosha qofka, iyo bulshada.
dalalka soo korayaWaddamadda aan weli horumar ka samayn dhinacyada warshadaha, beeraha, farsamada, teknooljiyada, waxbarashada, dhaqaalaha heerka nolosha qofka iyo bulshada.
dalambaabbi11. D. ah: socod qofku hadba dhan u ciirayo tabar darro awgeed. 2. ld dalambaabbiyid.
dalambaabbi2Tabardarro awgeed, socod hadba dhan loo ciirciirayo socosho (qof).
<< < 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 39 > >>