Qaamuuska Erey bixinta Maxkamadaha Mareykanka

KIDNAPPINGAfduub; Qafaalasho
LARCENYXatooyo
LAWSUITDacwo
LEADING QUESTIONSuaal ku hogaaminaysa
LEASEHeshiis guri; kontaraad
LEWD CONDUCTFalaad xumo, saqajaanimo
LIABILITYMas’uuliyadda Sharci ah
LIBELCay qoraal ah
LICENSE NUMBERTaargadda
LIE DETECTORBeen baaraha; Been beega; Been Sooraha
LIFE IMPRISONMENTXabsi daa’im; Cumri Xarig
LINE-UPSaf; Saf joojin
LITIGATIONDacwo
LOITERINGWar-wareeg
LYNCHINGDaldalaad sharci daro ah
MALICEXaasidnimo kas ah; cadownimo kas ah
MALICIOUS MISCHIEFEdebxumo xaasidnimo keentay
MALPRACTICEFarsamo Xumo
MANSLAUGHTERDil
MATERIALMuhiim u ah; Asaasi
MATERIAL EVIDENCEMarkhaatifur Muhiim ah
MATERIAL WITNESSMarkhaati Muhiim ah | Marhaati muhiim ah
MAYHEMXasuuq
MENTAL HEALTHCaafimaadka maskaxadda
MIRANDA RIGHTSXuquuqda Mirandaha
MIRANDA WARNINGDigidda Mirandaha
MISDEMEANORDembi fudud
MISTRIALDacwad la tuuray, Dacwo baab’day
MODIFICATIONBedelaad; La bedelay, Dib u habeyn
MOTIONCodsi
MOTION DENIEDCodsi la diiday
MOTION GRANTEDCodsi la aqbalay; ogolaaday
MOTION TO EXCLUDECodsi ka saaris
MUG SHOTSawir madaxa
MUNICIPAL COURTMaxkamad (Dawladda Hoose; Munishiibiyadda)
MURDERDil laga fiirsaday
NEGLIGENCETaxarla’aan
NIGHT COURTMaxkamadda (Habeenka)
NOT GUILTYDambi la’aan
NULL AND VOIDWaxba kama jiraan
OATHDhaar
OBJECTDiid
OBJECTIONDiidmo
OBJECTION OVERRULEDDiidmadii waa la diiday
OBJECTION SUSTAINEDDiidmadii waa la aqbalay
OFFENDERDambiile
OFFENSEDambi; Ku xadgudub sharciga
OFFER OF PROOFSoo jeedin caddeyn;
OPENING STATEMENTWeedha furitaanka
ORAL COPULATION, FORCEDGalmada ama Wasmadda Afka oo khasab ah
« ‹ 1 2 3 4 5 6 7 8 9 › »

2 Comments

Leave a Reply