47,000+ Erey!!!

Afartan kun oo erey.

Waxaa farxad ii ah in aan soo gabagabeeyo erey galinta guud ee qaamuuska. Afartan iyo todobo kun afar boqol afartan iyo todobo (47,447) erey ayaa hadda qaamuuska kujira.

Leave a Reply