loolli Jar; gebi.
loolo Mindi iwm afaysasho.
loolsad ld loolsasho.
loolsan Wax looliyey ahaansho (bir).
loolsanaan eeg loolsan. ld loolsanaansho.
loolsanaansho ld loolsanaan.
loolsasho eeg loolso. ld loolsad, loolsi.
loolsi ld loolsasho.
loolso Mindi, godin, waran iwm af u yeelasho.
loon Fool.
looshan Mindi, waran iwm wax la looliyey ahaansho.
looshanaan eeg looshan. ld looshanaansho.
looshanaansho ld looshanaan.
loox 1. Qori dheer, dhumuc yar, ballaaran, xalleefsan oo quraanka lagu dhigto. 2. Qori dheer, xalleefsan, oo guryaha lagu dhiso, alaab kalena laga sameeyo.
loox-dhamaanjo Qori yar oo la qoray oo lagu shubto xabagta dhammaanjada.
loox-dhammaanjo ld loox-dhamaanjo.
looxad Sawir gacmeed qiima leh oo ku sawiran waraaq iwm.
looxalmaxfuud ld looxul-maxfuud.
looxul-maxfuud Diiwaan muslimiintu ay rumaysanyihiin in lagu qoro waxa adduunka ka dhaca ama ka dhici doona oo idil. ld looxalmaxfuud.
looyaami Cid nasiino iyo joogsad la'aan wadid.
looyaamid eeg looyaan².
looyaamin eeg looyaami. ld looyaamis.
looyaamis ld looyaamin.
looyaan1 1. Nasiino iyo joogsad la'aan. 2. Xasillooni la'aan; wareer. looyaan2 Nasiino iyo joogsad la'aan ku jirid. looyaansan Wax socod ku jira ahaansho.
looyaansanaan eeg looyaansan. ld looyaansanaansho.
looyaansanaansho ld looyaansanaan.
low Bowdada iyo kubku meesha ay iska galaan dhankeeda sare; jilib.
lowgal Cudur jilibka ku dhaca oo biyo geliya.
page : 39 of 46
<< < 34 35 36 37 38 39 40 41 42 43 44 > >>