Ereyga Maanta: maraqsan
luusluus (1) 1. Liqid la liqo cunto iyadoo aan la ruugin. 2. L. ah: qof waayeel ah oo tallaabada iyo waxqabdkuba dhibaan.
luusluus (2) Cunto iwm iyadoo aan la calalin liqid.
luusluusad ld luusluusasho.
luusluusasho eeg luusluuso. ld luusluusad.
luusluusid eeg luusluus².
luusluuso Cunto iwm iyadoo aan la calalin liqid.
luxud 1. Iil. 2. Qoryaha iilka xabaasha afka laga saaro. ld loxod.
<< < 41 42 43 44 45 46