cuudin eeg cuudi.
cuul Wax hullaab ku qarin (qof).
cuulan Qof wax la cuulay ahaansho.
cuulid eeg cuul.
cuulnaan eeg cuulan. ld cuulnaansho.
cuulnaansho ld culnaan.
cuun 1. Meel dhir badan oo jiq ah. 2. Dab, webi, bad iwm agtooda.
cuur1 1. Ciyaarta laylada godadkeeda mid ka mid ah oo bocool, dhagxaan iwm ka buuxaan. 2. C. ah: wax badan meel ku wada urursan. cuur2 Weel aad u buuxin. cuurad ld cuurasho.
cuuran1 Wax aad u buuxa noqosho (weel). cuuran2 Wax la cuuray ahaansho (weel). cuurasho eeg cuuro. ld cuurad.
cuurcuur Socoshada gaar ah haweeney gaboobtay oo butucsan.
cuurid eeg cuur².
cuurmid eeg cuuran¹.
cuurnaan eeg cuuran². ld cuurnaansho.
cuurnaansho ld cuurnaan.
cuuro Weel aad u buuxsasho.
cuurxirad God gaar ahaaneed oo ka mid ah godadka lagu dheelo ciyaarta leylada oo qof u xiran.
cuwaaf Cunto yar oo khafiif ah oo la cuno inta u dhexeysa waqtiyada rasmiga ah ee wax la cuno.
cuwaafad cuwaafasho.
cuwaafasho eeg cuwaafo. ld cuwaafad.
cuwaafo Cuwaaf cunid.
page : 95 of 95
<< < 90 91 92 93 94 95