yuucid ld yuubid.
yuucnaan ld yuubnaan.
yuucnaansho ld yuubnaan.
yuuq Cid wax ku taagid.
yuuqan Wax la yuuqay ahaansho.
yuuqid eeg yuuq.
yuuqnaan eeg yuuqan. ld yuuqnaan-sho.
yuuqnaansho ld yuuqnaan.
yuur Duubidda qof sarta wejiga duubo marka uu wax diiddanyahay
yuuriya (kiim.) Adke cad oo wiriqaysan oo ku milma biyaha CO(NH2), yuuriya waa maxsuulka naytaroojiineed ee ugu dambeeya qashinsaarka naasleyda.
yuurur1 1. Fadhi; yoxoob; kuudud. 2. ld yuururid. yuurur2 Muddo badan hawl la'aan meel fadhiyid; yoxoobid; kuududid. yuururid eeg yuurur². ld yuurur¹ (2).
yuxuud Y. ah: qof aad gabow u ah.
page : 12 of 12
<< < 7 8 9 10 11 12