xaari 1. Ilmo si uu u saxaroodo majasaarid. 2. Cariish dhiriq marin.
xaarid eeg xaar².
xaarid1 eeg xaar. xaarin Weel, fidsan, godan, wareegsan oo badanaa caw ka samay-san oo badarka lagu haadiyo ama lagu kala saaro.
xaarin2 eeg xaari. xaarnaan eeg xaaran. ld xaarnaansho.
xaarnaansho ld xaarnaan.
xaaro 1. Meel qashin ka nadiifsasho. 2. Wax meel yaal wada qaada-sho.
xaarsii ld xaari.
xaarsiin ld xaarin.
xaarwalwaal Doorshaan.
xaarxaar Farfar.
xaarxaari Canaan kulul cid u jeedin.
xaarxaarin eeg xaarxaari.
xaarxaaro Canaan foolxun.
xaas1 1. Oori, afo. 2. (-sas, m.l) Carruurta iyo haweeney la qabo. 3. X. ah: wax tabardaran; maato. 4. X. ah: qof carruur badan leh oo hanti yar. xaas2 Nafley caato noqosho. xaasaami Xoolo tabardaran sabada ku reebid ama xannaanayn.
xaasaamid eeg xaasaan².
xaasaamin eeg xaasaami.
xaasaan1 Caato; weyd, macluul. xaasaan2 Xoolo caatoobid; weydoobid. xaasaanqabow Nafley aan aad caato u ahayn.
xaasha 1. Xumo ka fog, ka dheer; taasna daa; maya. 2. Erey la yiraahda kolka wax loo bogo; baga!
xaashi 1. Waraaq. 2. Dham-baal.
xaasi Nafley tabardaran daryeelid.
xaasid1 Xaas noqosho, yeelasho. xaasid2 Qof aan jecleyn in ay cid aan isga ahayn wax u kordhaan. xaasid3 eeg xaas². xaasid4 ld xasad².
page : 4 of 60
< 1 2 3 4 5 6 7 8 9 > >>