Ereyga Maanta: hirqad
f  (fa') Xarafka lixaad ee xuruufta afka soomaaliga, waana shibbane.
faa  Shimbir yar oo dhoor iyo daba dheer leh oo qoollayda in yar ka weyn.
faa'id  ld faa'iid.
faa'idaddoon  ld faa'iidaddoon.
faa'idee  ld faa'iidee.
faa'ideyn  ld faa'iideyn.
faa'ideysad  ld faa'iidaysasho.
faa'ideysasho  ld faa'iideysasho.
faa'ideysi  ld faa'iideysasho.
faa'ideyso  ld faa'iideyso.
faa'idid  ld faa'iidid.
faa'ido  ld faa'iido.
faa'iid  Munaafacaad dheeraad ah oo wax loo hawl galay ka helid. ld faa'id.
faa'iidaddoon  F. ah: qof u halgamaya inuu faa'iid0 helo. ld faa'idaddoon, faa'iidoddoon.
faa'iidee  U f.: cid faa'iido u tarid. ld faa'idee.
faa'iideyn  eeg faa'iidee. ld faa'ideyn.
faa'iideysad  ld faa'iideysasho.
faa'iideysasho  eeg faa'iideyso. ld faa'ideysad, faa'ideysasho, faa'ideysi, faa'iideys
faa'iideysi  ld faa'iideysasho.
faa'iideyso  1. Wax kororsasho (cid). 2. Ka f.: si dhagari ku jirto cid dan uga fushad. ld faa'ideyso.
faa'iidid  eeg faa'iid. ld faa'idid.
faa'iido  1. Munaafacaad dheeraad ah oo wax loo hawl galay laga helo. 2. Badeeca marka la gado, inta raasumaalkii hore ku kororta. ld faa'ido, feydo¹.
faa'iidoddoon  ld faa'iidaddoon.
faad  Cunto, cabbid, daawo iwm nafaqo iwm waxtarkii ay lahayd raagid awgeed lumin.
faaddir  Bil soon nin aan soonayn.
faaddirad  Bil soon haweenay af-furan.
faaddirnimo  Faaddir ahaansho.
faadid  eeg faad.
faadir  ld faaddir.
faadumo  1. Magac loo bixiyo qof dheddig ah. 2. Farta u dhaxeysa faryarada iyo fardhexaadda.
page : 1 of 73
1 2 3 4 5 6 > >>