Ereyga Maanta: qawadid
faaqid1  ld faaqidid. faaqid2  Shay dhumay oo la raadinayo wax kale ka dhex baarid. faaqidaad  1. Faallo. 2. ld faaqidid.
faaqidid  eeg faaqid². ld faaqid¹, faaqidaad (2).
faar1  Caano, dawo, rinji iwm intooda adkaata marka ay kala baxaan. faar2  1. (f.mg) Caano, dawo iwm bur iyo u biyo u kala bixid. 2. (f.g) ld far². faarad  Qalab yar oo gacan buuxis ah oo dhexda ku leh xalleefato loo isticmaalo turxaanbixinta iyo sulux ka dhigidda alwaaxda; raando.
faaradayn  eeg faaradee.
faaradee  Alwaax faarad ama raando ku simid.
faaran  ld faran².
faaranhayt  (fiis.) Qiyaasta heerkulka ee uu keenay fisigisyahan Jarmal ah oo la yiraahdo Gabriyeel Faaranahyt (1686 - 1736) waxaana looga isticmaalaa waddama Ingiriisiga ku hadla. Barta barafowga iyo tan karka ee biyuhu waxay kala yihiin 32 iyo 212 sida ay u kala horreeyaan.
faarasho  ld farasho.
faarax1  ld farax¹. faarax2  ld farax². faaraxsan  ld faraxsan.
faaraxsanaan  ld faraxsanaan.
faaraxsanaansho  ld faraxsanaan.
faardi  ld faarsi.
faarfaar1  ld farfar¹. faarfaar2  ld farfar². faarfaarid  ld farfarid.
faari  Caano, dawo iwm faar u yeelid.
faarid  1. ld faarniin. eeg faar². 2. ld farid.
faarin  eeg faari.
faarixid  ld farxid.
faarmaan  Qori dheer oo xooggan oo shiraaca doonta kor ka haya, markuu furanyahay, marka kalena lagu duubo.
faarnaan  ld farnaan.
faarnaansho  ld farnaan.
faarniin  ld faarid (1).
faaro  ld faro¹ (1).
page : 5 of 73
< 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 > >>