Ereyga Maanta: qawadid
faarofaare  Ceel roobku biyeeyo, marka xareeddu dhammaatana la qodo oo maaxda.
faaroobid  eeg faarow.
faarow  Caano, dawo iwm faar yeelasho.
faarsad  ld faarsasho.
faarsan  Wax la faariyey ahaansho (caano).
faarsanaan  eeg faarsan. ld faarsa- naansho.
faarsanaansho  ld faarsanaan.
faarsasho  eeg faarso. ld faarsad, faarsi.
faarsi1  ld faarsasho. faarsi2  Noocyada kallunka ka mid ah. ld faardi. faarso  1. Caano faar u yeelasho. 2. Caano faar ka gurasho.
faarugsasho  ld faarumaysasho.
faarugsi  ld faarumaysasho.
faarugso  ld faaru- mayso.
faarumayn  eeg faarumee.
faarumaysad  ld faarumaysasho.
faarumaysasho  eeg faarumayso. ld faarugsasho, faarugsi, faarumaysad, faarumaysasho.
faarumaysi  ld faarumaysasho.
faarumayso  1. Hal la lisayo lugaha dambe kala bixin. 2. Qof meel dheer iska tusid iyadoo aan loo baaqin. ld faarugso.
faarumee  U f.: hal la maalayo haaneedin. Tus. “Hashii baa Cali faarumeeyey”.
faaruq1  F. ah: weel aan wax ku jirin ama meel aan wax oollin. faaruq2  Wax maran, wixii ku jiray laga saaray. faaruqi  1. Weel wax ku jira ka marin. 2. Meel wax yaalliin ka marin.
faaruqid  eeg faaruq².
faaruqin  eeg faaruqi. ld faaruqis.
faaruqis  ld faaruqin.
faaruqnimo  Faaruq ahaansho.
faas1  Qalab bir ah oo godinta u eg oo loo isticmaalo geeda gooynta. ld faash¹. faas2  Faas wax ku goyn. ld faash². faash1  ld faas¹.
page : 6 of 73
< 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 > >>