Ereyga Maanta: maneysi
faaxis  ld faafin¹.
faay1  ld faayid. faay2  Caafimaad qabid. faayid  eeg faay². ld faay¹.
fac  1. Da'. 2. F. ah: dad isku da' ah oo isku waqti nool, jiil. 3. ld faacad.
facaad  ld fac (3).
facaayil  eeg ficil.
facaysad  ld facaysasho.
facaysasho  eeg facayso. ld facaysad, facaysi, filaysad, filaysasho, filaysi.
facaysi  ld facaysasho.
facayso  Wax ama qof iskala fac dhigid. ld filayso.
fackaallo  Qof nuguur ama dabeecad xun oo aan lala dhaqmi karin.
faclayn  eeg faclee. ld facle (2).
facle  1. Orod afarqaadle ah oo aan xawli dheer lahayn oo ay ugaarta iyo xooluhu sameeyaan marka ay barwaaqaysanyihiin. 2. ld faclayn.
faclee  Facle samayn.
facshar1  1. Ceeb iyo sharafdhac weyn. 2. ld facsharid. 3. Kashifaad. ld faxshar¹. facshar2  Facshar ku samayn; ceebeyn. ld faxshar². facsharan  Qof la facsharayay noqosho. ld faxsharan.
facsharid  eeg facshar². ld facshar1 (2), faxshar¹, faxsharid.
facsharmid  eeg facsharan. ld faxsharmid.
fad  1. Daruur yar. 2. Wax yar oo meel ka soo go'ay. 3. ld fas.
fadal  Raad noole oo dhulka qoday ama diisay.
fadallayn  eeg fadallee.
fadallee  Fadal samayn. ld fadli².
fadaq  F. ah: qof badnaa da' yar oo aan xasilloonayn.
faddaaddo  1. Wax shaki leh ama aan caqligal ahayn. 2. Dillaac dhaawac caallirasan. 3. Marin laga bixiyey deyr ama qoqob. 4. ld faddaro.
faddarayn  eeg faddaree.
faddaraysan  Wax la faddareeyey ahaansho.
faddaraysnaan  eeg faddaraysan. ld faddaraysnaansho.
faddaraysnaansho  ld faddaraysnaan.
page : 8 of 73
<< < 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 > >>