Ereyga Maanta: qawadid
raaqraaq  Muddo noo-laansho.
raaqraaqid  eeg raaqraaq.
raaqraaqin  Siima raaqraaqin: siima jirin, siima noolaan.
raar1  1. Gogol caws ka samaysan oo dun lagu xardhay. 2. Dhismo kor u dheer oo dusha sare lagaga deday qoryo, caws iwm oo laga fuulo, bahalaha, qaniinka, kaneecada iwm. 3. Qoryo, dhagxaan iwm oo la is dul saaray oo sallaan ahaan loo adeegsado. 4. Qoryo ceelka afkiisa lagu dadbo. raar2  1. Guriga gudihiisa qaybta dambe ee saabaanka muhiimka ah la dhigto. 2. Sariir qoryo ka samaysan. raar3  1. Wax meel sare saarid. 2. Raar dhisid. raarac1  1. R. ah: meel hoobad ah. 2. ld raaricid. raarac2  Wax meel sare ka soo laallaadid. raaracan1  ld raa-racsan¹. raaracan2  ld raa-racsan². raaracmid  ld raaracsamid.
raaracnaan  ld raaracsanaan.
raaracnaansho  ld raaracsanaan.
raaracsad  ld raaracsasho.
raaracsamid  eeg raaracsan¹. ld raa-racmid.
raaracsan1  Wax meel ka soo laallaada noqosho. ld raaracan¹. raaracsan2  Wax meel ka soo laallaada ahaansho. ld raaracan². raaracsanaan  eeg raaracsan². ld raaracnaan, raaracnaansho, raaracsa-naansho.
raaracsanaansho  ld raaracsanaan.
raaracsasho  eeg raaracso. ld raaracsad, raaracsi.
raaracsi  ld raaracsasho.
raaracso  Wax meel ka laallaadsasho.
raaran1  Wax la raaray noqosho. raaran2  Wax meel sare saaran ahaansho. raarasho  eeg raaro.
raarbiyood  Raar meydka lagu dhaqo.
raarcaw  Raar yar oo caws laga sameeyey oo la goglado.
raardhisme  Raar weyn oo loo sameeyo in aqalka lagu dado.
raargogol  Raar si gaar loo sameeyo oo loogu talo galo in la goglado.
raari  1. Nooc bariiska ka mid ah oo ka baxa waddanka Barma. 2. Meel dhir dhaadheer oo badan leh.
page : 6 of 40
< 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 > >>