raadqaadid eeg raadqaad. ld raad-gamid.
raadqaadnaan eeg raadqaadan. ld raadqaadnaansho.
raadqaadnaansho ld raadqaadnaan.
raadraac1 Baarid la sameeyo si arrin hore u dhacday xaqiiqdeeda loo helo. ld raadraacid. raadraac2 Arrin hore u dhacday xaqiiqdeeda raadin. raadraacid eeg raadraac². ld raad-raac¹.
raadreebid Waxyaabaha loo keydiyo taariikh ahaan.
raadsasho eeg raadso. ld raadsi.
raadsi ld raadsasho.
raadso 1. Wax maqan daydayasho (qof). 2. Wax meel lagu ogaa ka doonasho.
raadtirasho eeg raadtiro.
raadtiro Qof si aan raadkiisa loo arkin u socosho.
raadyoosonde (c.cimi.) Qalab iskiis isu rikoorgareeya oo lagu isticmaalo mitroolojiga, badanaa cabbi-raadda cadaadiska sare, isaga oo wata laliye ku dhigan balloon haydrojiin ka buuxdo.
raaf1 1. Qoobka hoose ee qanjaafuuluhu ku dahaaranyihiin ee lo'da ama ariga midkood. 2. Olole dad dan gaar ah laga leeyahay oo khasab lagu dumo; qafaal. raaf2 1. Nafley xasuuqid. 2. Dad khasab ku ururin. raafdillaac (daaw.) Cudur ku dhaca labada raaf ee xoolaha dhexdooda oo ka dhasha qoyaanka. ld raafqarrar.
raafid eeg raaf².
raafqarrar ld raafdillaac.
raag1 1. Waqtiga uu shay soconayo, muddo. 2. Daah, habsaan. raag2 1. Daahid. 2. Waqti badan jirid. raagid eeg raag². ld raagis.
raagis ld raagid.
raagsad ld raagsasho.
raagsasho eeg raagso. ld raagsad, raagsi, raagsiino, raagsiinyo.
raagsi ld raagsasho.
raagsiino ld raagsasho.
raagsiinyo 1. ld raagsasho. 2. Daahid badan.
raagso Wax imaatin-koodu dib u dhacay daahsasho.
raaji 1. Wax cumrigooda dheerayn. 2. Wax daahin.
raajin eeg raaji. ld raajis.
page : 4 of 40
< 1 2 3 4 5 6 7 8 9 > >>