Ereyga Maanta: xug
saddexeysoSaddex ka dhigasho (wax).
saddexgees1. Shaxan saddex dhinac leh. 2. S. ah: nooc ablayda ka mid ah oo daabkeedu xaggiisa sare saddex ganood ku leeyahay.
saddexjibbaar11. Tiro saddex jeer la isku dhuftay. 2. Tiro saddex jeer la isku dhuftay.
saddexjibbaar2Jibbaarka saddexaad ee tiro. Saddex jibbaarka “a” waa “axaxa = a3”.
saddexjibbaar3Tiro saddex jeer isku dhufasho.
saddexjibbaaran1Tiro wax saddex jeer la isku dhuftay ahaansho.
saddexjibbaaran2Tiro wax saddex jeer la isku dhuftay ahaansho.
saddexjibbaarashoeeg saddexjib-baaro.
saddexjibbaarideeg saddexjibbaar².
saddexjibbaarmideeg saddexjib-baaran¹.
saddexjibbaarnaaneeg saddexjib-baaran². ld saddxejibbaarnaansho.
saddexjibbaarnaanshold saddexjib-baarnaan.
saddexjibbaaroTiro saddex jeer isku dhufsasho.
saddexleXaashi turub oo saddex dhibcood leh.
saddexleyCayaar jiib iyo jaan leh oo saddex goor la gooyo kana mid ah cayaaraha hiddaha iyo dhaqanka sooma-liyeed.
saddexlugoodXarig ka samaysan saddex dhudood oo laysku soohay.
saddexnaaneeg saddexan². ld saddexnaansho.
saddexnaanshold saddexnaan.
saddexoNagaar yar oo doomaarta ka tirsan.
saddexqad11. Kal saddex beri biyaha laga qado. 2. S. qad ah: xoolo nugul ah oo aan saddex beri biyo cabbin.
saddexqad2Xoolo nugul ah saddex beri biyo moogaan.
saddexqadideeg saddexqad².
saddexqeydMaro haweenku waayadii hore qaadan jireen oo saddex qeyd oo isku tolan ka samaysan.
saddexsaamoodCiddisiib.
saddexsuulleMuruq salka saddex madax ku leh.
saddexsuulleyXaalaquf, qarandi.
sadhee1. Aafeyn. 2. ld saree.
sadheyneeg sadhee.
sadhoAafo.
sadiiboBir yar oo qadhabi ah oo ragga gadhmadowga ah cirradu ku siibsiibo.
<< < 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 > >>