ulaaxin eeg ulaaxi. ld ulaaxis.
ulaaxis ld ulaaxin.
ulajeeddo ld ujeeddo.
ulakac Samaynta fal kas iyo ogaal loo sameeyo.
ulayn eeg ulee. ld ulays.
ulays ld ulayn.
ulaysi-dagiiran Waddo halka ay ka billaabanaysa u ballaaran, halka ay ku dhammaanaysana u ciriiryoon oo dagiiranka lagu soo qumiyo si ay ugu ururaan edegga. Mur-dagiiran.
ulee Wax ul la dhicid.
uleex Aayar u socosho.
uleexid eeg uleex.
ulootamid ld ultamid.
ulootan1 ld ultamid. ulootan2 ld ultan². ultamid eeg ultan². ld ulootamid, ulootan¹, ultan¹.
ultan1 ld ultamid. ultan2 Laba qof ama ka badan cayaar ulo yaryar laysla dhacayo ku tartamid. ld ulootan². ultansii Laba qof ama ka badan ula yaryar oo laysla dhaco ku tartansiin (ciyaar).
ultansiin eeg ultansii. ld ultansiis.
ultansiis ld ultansiin.
uluufaad Tiro kumanyaal gaarta.
umaad1 Geeri, mawd, dhimasho. umaad2 Nafley dhimasho. umaadad Si hanti loo unko wax meel dhigid. ld amaamud.
umaadid eeg umaad².
umaamad Maal aruursasho.
umaamadan ld amaamudan.
umaamade ld amaamude.
umaamadid eeg umaamad. ld amaamudid.
umaamudnaan ld amaamuudnaan.
umaamudnaansho ld amaamudnaan.
page : 5 of 15
< 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 > >>