qanjir
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Cad yar jirka nafleyda ku yaal oo dhala dheecaano uu jirku u baahanyahay. 2. Q. ah: qof aan shakhsiyad wanaagsan lahayn. 3. ld qanjirid. ld qanjidh.
- Badar siiba digir karis xumo awgeed bislaan waayid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

