tamar
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- ld tabar.
- (fiis.) Summad: E. Astaanta qabashada hawl. T.ta waxay leedahay dhawr qaab, waxana lagu cabbiraa juul (J) (eeg t. keyd iyo t. socod). ld tabar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

