amiirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Waxaruhu marka ay ka go'aan naaska hooyadood oo ay gooni u daaqaan; aaran. 2. ld ammiir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
aaranQaabnax: Magac Lab Urur | Noun Masculine CollectiveMacnaha:1. Geela intiisa aan weli gaarin da'dii uu ku rimi ama wax ku rimin lahaa. 2. Doog iyo barwaaqo badan. 3. Aa. ah: meel doog badan leh. 4. Aa. ah: waqti doog iyo barwaaqo leh.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
ammiirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-rro, m.dh)Macnaha:Taliye; madax qoon; suldaan. ld amiir² (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0