baab
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-bab, m.l)
Macnaha:
- 1. Qayb ka mid ah qaybo buug. 2. Mowduuc ku saabsan arrin gaar ah. 3. Isku b.: wax isku nooc ah. Tus. “Dad aan isku baab ahayn ayaad casuntay”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

