boobidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg boob². ld boob¹ (4).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
boobQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Si sedbursi xoog iyo dhaqso leh oo hanti cid ka dhexeyso loo qaato. 2. Si xoog iyo sharcidarro ah oo hanti iwm loo qaato. 3. Baadariga ugu sarreeya Fatikaanka. 4. ld boobid.1. Si sedbursi xoog iyo dhaqso leh hanti cid ka dhexeyso u qaadasho. 2. Si xoog iyo sharcidarro ah hanti iwm cid uga qaadasho. 3. Dedejin (cunid, socod, iwm).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0