borotoonQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:(kiim.) Saxar asaasi ah oo leh saldanab togan. B.nnadu waa iniin-bu\'eedyo laga helo dhammaan bu\'leyda.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
bQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(ba') Xarafka labaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00