caanad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ddo, m.dh)

Macnaha:

  1. Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyada oo qiimaheedu yahay toban senti.