deli

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.l)

Macnaha:

  1. Meel laga dhaco oo hoobad ah; dalow.

dalow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-wyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Wadaan ramal ah; baaldi. 2. Haadaan ama meel dheer oo hoobad ah; deli. 3. Qof dalkiisii dhibaato awgeed uga cararay ee meel kale degaansada. 4. ld dalaabid.
  2. Qof dalkiisii ku dhibaatooday, dal kale iska aadid.