shaabQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-bab, m.l)Macnaha:1. Nin dhallin yar oo xoog leh. 2. Sh. ah: dukaan badeeco ka buuxdo oo cammiran.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
ahQaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4Macnaha:(yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.ld aah.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0