dhamme

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Sarkaal saddex xiddigood leh; kabtan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

kabtan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. Sarkaal saddex xiddigood leh; dhamme.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur