waxaaQaabnax: Qurub | Diirad, Particle | FocusMacnaha:Qurub soo hor marinaya yeelaha, layeelaha ama dhammeystire kale ee weerta dhexdeeda lagu muujiyo. Tus. “Waxaa yimid Xasan”. ld waxa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
waxaQaabnax: Qurub | Diirad, Particle | FocusMacnaha:ld waxaa.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0