dhoofQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (-faf, m.l) Dalka oo dibadda laga aado. 2. (-faf, m.l) Badeeco dibadda laga keeno. 3. ld dhoofid.Ku dh.: dal dibad ka aadid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dhoofidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg dhoof². ld dhoof¹ (3).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0