farad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (bot.) Timir laf yar oo aad u macaan oo leh midab guduud madow xigeen ah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur