gu'

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Afarta nur oo sanadu u qeybsanto midkood: wuxuu u dhexeeyaa diraacda (jiilaal) iyo xagaaga, waana xilli roob. 2. 12-bilood; sano.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sano

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l/siniin, m.dh)

Macnaha:

  1. ld sannad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur