sano

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l/siniin, m.dh)

Macnaha:

  1. ld sannad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

sannad

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Waqti hal mar dhulku qorraxda ku wareego oo u dhiganta 365 maalmood ama laba iyo toban (12) bilood. ld sanad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur