gunti

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Marada raggu hoos ka qaato labadeeda duub oo yaryar oo ay ku leedahay la simaadka labada fiiq oo miskaha. 2. Hab go'yaasha dharka raggu u xirto.
  2. U g.: cid maro hoos ugu xirid.