guntinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-imo, m.l)Macnaha:1. eeg gunti. 2. In yar oo maro ama wax kale ah oo meel ku xiran. 3. Siriq.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
siriqQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Qool xargaha iwm loo yeelo oo markii la dhufto isku roora.Il xarig isku roorid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
guntiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Marada raggu hoos ka qaato labadeeda duub oo yaryar oo ay ku leedahay la simaadka labada fiiq oo miskaha. 2. Hab go'yaasha dharka raggu u xirto.U g.: cid maro hoos ugu xirid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00