hado

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Geeri. 2. ld hadaayad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

geeri

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Wed; dhimasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hadaayad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Daboolka sufriyada. ld hado, hayaayad.