haraa

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. H. ah: Neef xoolo ah oo weligiiba ka hara xoolaha uu la soofo. 2. Baaqi. ld hardabaa.

baaqi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Tiro go'an inta ka baxday mooyee inta kale ee ka soo harta; haraa.

hardabaa

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld haraa.