jinsi
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-iyo, m.dh)
Macnaha:
- 1. Asal nafley ka soo jeeddo. 2. Cayn; nooc; jaad.
- (nax.) Dabeecadaha kala duwan ee leh shakhsiyaad ama noolayaal isku dir ah (lab iyo dheddig).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

