kali

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld keli².

keli

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Geed yar oo leh laamo wada buruq-buruq ah oo aroorro leh oo dhirta daawada ka mid ah. 2. Oo k. ah: mid ah, aan la wehelin. 3. ld kelli¹.
  2. (nax.) Lidka wadarta (tus.: gabar (keli) gabdho (wadar)); eeg tiro.
  3. Wax aan la wehelin. ld kali.