kuus

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-sas, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Wax buuran ama qaab kankoonsan leh. 2. K. lacag ah: lacag badan oo wax qiimo leh goysa.
  2. Wax badan meel yar isugu keenid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ah

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Macnaha:

  1. (yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho.
  2. ld aah.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur