la'aan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg la'. ld la'aansho, la'i, li'i.

Lamidka: la', la'aansho, la'i, li'i

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

la'

Qaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4

Isrogrogga: (-'aa, -'ayd)

Macnaha:

  1. Wax, wax ka maqanyihiin ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

la'aansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld la'aan.

Lamidka: la'aan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

la'i

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld la'aan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

li'i