lahaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg leh. ld lahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
lehQaabnax: Fal Gudbe4 | Verb Transitive4Macnaha:(lahaa, lahayd) 1. Wax qabid. 2. Hadal dhihid. 3. Is l.: wax malayn. Tus.: “Waxaan is leeyahay berri halkan imow”.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
lahaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld lahaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00