taada
Qaabnax: mu.lh.dh
Isrogrogga: (kuwaaga, w)
Macnaha:
- Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax adigu (qof-ka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. Tus. “Taada ayaa qurux badan”.
- Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax adigu (qofka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. Tus. “buugaagtaada ayaan ka dhax helay warqaddan”. ld taa³.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

