tayda

Qaabnax: mu.lh.dh

Macnaha:

  1. (Kuweyga, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax anigu (qofka koowaad ee kelida ah ee hadlaha ah) aan leeyahay. Tus. “Taydu waay caddahay”.
  2. Dibkabe tlmaamaya wax keli ah oo dheddig, kolka qofka lihii sheegayo inuu leeyahay. Tus. “Nin baa hortayda taagan”. ld tay.

tay

Qaabnax: k.lh.dh

Isrogrogga: (-tay)

Macnaha:

  1. ld tayda².